Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xiisadda dalalka Mali iyo Faransiiska oo kasii dartay


Xiisadaha ka dhex oogan Mali iyo dalkii horey u gumeysan jiray ee Faransiiska ayaa gaarey meel xun, iyadoo dowladda militariga ee Mali ay ilaa iyo Khamiista berri ah u qabatay safiirka Faransiiska ee dalkaasi inuu halkaa isaga baxo.

Dowladda Mali ayaa ka carootay hadallo kasoo baxay xubno ka tirsan dowladda Faransiiska oo ay ku qeexday kuwa “cadowtinimo leh.”

Annie Risemberg ayaa wax ka weydiisay falanqeeyayaasha siyaasadda gobolka halka uu ku wajahanyahay xiriirka labadan waddan, waxaynta warbixin kasoo dirtay caasimadda dalka Mali ee Bamako.

Cabdixakiim Maxamud Shirwac ayaa soo jeedineysa warbixinta.

Xiisadda dalalka Mali iyo Faransiiska oo kasii dartay
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:27 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG