Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wararkii ugu dambeeyay ee xiisadda militari ee xuduudda Ruushka iyo Ukraine


Madaxweynaha Ruushka Vladamir Putin ayaa ku eedeeyey Mareykanka in uu u isticmaalayo xaaladda Ukraine hannaan uu ku cadaadiyo Ruushka ee aanay Washinghton dan iyo muraad ka lahayn waxyaabaha danta u ah Ukraine.

Putin ayaa sheegay in Mareykanku dhegaha ka fureystay walaaca Moskow waxaanu madaxweynaha Ruushku aad uga soo horjeestay qorshe kasta oo ay Ukraine ugu biirto xulifada NATO.

Wariyaha VOAda Qaarada Yurub Abdihafid Awil Ismail ayaa hadalladan Ruushka iyo siyaasadda hadda taagan ka wareystay Maxamed Hassan Dable oo ah falanqeeyey degan magaalada Leicester ee dalka Britain.

Wararkii ugu dambeeyay ee xiisadda militari ee xuduudda Ruushka iyo Ukraine
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:43 0:00


XS
SM
MD
LG