Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Boris Johnson oo raali-gelin ka bixiyey fadeexadda 'Partygate'


Boris Johnson

Ra’iisul Wasaaraha Britain Boris Johnson ayaa raali-gelin buuxda ka bixiyey xafladihii lagu qabtey xafiiskiisa kaddib markii warbixin laga soo saaray baaritaan ay wadey gabadh sarkaalad ah oo dowlada u shaqaysa.

Ra’iisul Wasaare Johnson ayaa balan-qaadey in uu xalin doono khaladaadkii dhacay.

Johson ayaa waxaa kusii kordhaya cadaadis loogu baaqayo inuu is-casilo sababo la xiriira xafladdan oo loogu magac-daray “Partygate”, taasi oo dhacday inay ay socdeen xayiraadihii COVID-19.

Warbixintan waxaa London kasoo diray weriyaha VOA Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

Boris Johnson oo raali-gelin ka bixiyey fadeexadda 'Partygate'
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:54 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG