Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxay tahay sababta ay Sweden ciidanka u gaysay xuduudda Ruushka?


Sweden Militari
Sweden Militari

Dowladda Sweden ayaa kordhisay ciidamadeeda ku sugan jasiirada dalkaas ee Gotland oo aad ugu dhow qaybo ka mid ah dalka Ruushka

Arrinkan ayaa imanaya iyada oo laga cabsi qabo xiisadda ka aloosan Ruushka iyo Ukraine. Inkasta oo aanay Sweden xubin ka ahayn xulifada NATO laakiin aad ayey isugu dhow yihiin ururkaas.

Gotland waa jasiirad Istaraatiiji ah oo ku taalla badda Baltic Sea iyo dalalka Barriga Yurub ee loo yaqaano Baltic States oo dhamaantood xuduud la wadaaga Ruushka.

Waa maxay sababta ay dowlada Sweden u kordhineyso ciidamadeeda ku sugan Jazeeradaas, ma jirtaa welwel ay Sweden ka qabto Ruushka.

Su’aalahaasi iyo qaar kale ayuu wariyaha VOA-da Qaarada Yurub Cabdixaafid Cawil Ismaaciil weydiiyey Hebel oo ka falooda Arrimaha Sweden oo degan magaalada Stalkhom ee xarunta Sweden, waxaanu ku bilaabayaa sababta Sweden u ciidameynso Jasiiradaas?

Maxay tahay sababta ay Sweden ciidanka u gaysay xuduudda Ruushka?
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:45 0:00


XS
SM
MD
LG