Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxaa kusoo kordhay xiisadda Masar iyo Itoobiya ee biyo-xireenka Webiga Nile?


Abdel Fattah el-Sissi

Madaxweyneyaasha dalalka Masar iyo Senigol ayaa ka wadahadlay xiisada biyo xireenka Ethoipia, xili wali ay taagantahay muranka dhinaca ee dalalka Sudan, Masar iyo Ethiopia.

Warkan waxaa inoo soo direy wariyaha VOA Hussein Cismaan Saxnuun.

Maxaa ku soo kordhay xiisadda Masar iyo Itoobiya ee biyo-xireenka webiga Nile?
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:12 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG