NAIROBI —
Afhayeenka booliiska Dalka Kenya Bruno Shioso ayaa sheegay inuusan jirin walaac la xiriira weerarro argagixisanimo oo ka dhaca dalka Kenya, sida ay ay ku soo warrameyso wariyaha VOA-da ee magaalada Nairobi Intisaar Salah Xuseen.