Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kenya: Digniino falal argagixiso


Dowladda Kenya ayaa xoojisay amniga magaalada Nairobi, kaddib markii ay safaaradaha reer Galbeedku maanta soo saareen digniin la xiriirta weerarro qorsheysan oo kooxaha argagixisadu ay ka bartilmaameesadaan hotellada, goobaha gancsiga iyo waliba xarumaha dowladda.

Booliska Kenya ayaa lagu arkay iyagoo gaafwareegaya oo ilaalinaya ammaanka hotellada waaweyn ee Nairobi.

Warbixintan waxaa Nairobi ka soo diray Khadar Xareed.

Dhageyso amniga Kenya
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:02:56 0:00


XS
SM
MD
LG