Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kenya oo xayiraaddii ka qaadday duulimaadyadii Imaaraadka


Dowladaha Kenya iyo Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa ka wadahadlaya sidii xal looga gaari lahaa khilaaf saameeyay duulimaadyadii diyaaradaha ganacsiga ee isaga kala gooshi jiray labadaasi dal kaasoo ku qotoma dhanka ganacsiga labada dalka.

Dowladda Kenya ayaa dhankeeda shaacisay inay xayiraadii ka qaaday duulimaadyadii ka imaan jiray dalka Isutaga Imaaraadka Carabta kuwaas oo ay dhowaan joojisay, balse waxaa wali ay xayiraaddu saarantahay duulimaadyadii diyaaraha ee ka bixi jiray Kenya ee tagi jiray dalka Isugu Imaaraadka Carabta.

Wariyaha VOA-da ee magaalada Nairobi Khadar Maxamuud Xareed ayaa warbixintan inoo soo diray.

Kenya oo xayiraddii ka qaaday duulimaadyadii Imaaraadka
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:07 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG