Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Booliska UK oo baaraya arrin lagu eedeeyay Ra'iisul Wasaare Johnson


Booliiska magaalada London ayaa sheegay in ay baaritaan ku sameynayaan xafladii lagu qabtey aqalka madaxtooyda Britain ee Downing Street xilligii xayiraadda COVID-19 ay dalka saarneyd.

Taliyaha Ciidanka Booliiska marwo Cressida Dick ayaa sheegtay in baaritaankan ay ku sameyn doonaan in ay jiraan in la jabiyey shuruucdii xayiraada Covid19 iyo in kale.

Wariyaha VOAda qaada Yurub Abdihafid Awil Ismail ayaa baadhitaankan booliiska London ka wareystay MAXAMED NUUR QALIMOOW oo ah falanqeeye deggan magaalada London.

Booliska UK oo baaraya fal lagu soo eedeeyay Ra'isul Wasaare
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:09 0:00


XS
SM
MD
LG