Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Taalibaan oo reer Galbeedka wadahadallo kula leh magaalada Oslo


Wafdi ka socda maamulka Taliban oo ku sugan magaalada Oslo ee dalka Norway ayaa bilaabay wadahadalallo diiradda lagu saarayo arrimo ay kamid yihiin gargaarka bani'aadanimo iyo ilaalinta xuquuqda Aadanaha oo ay la leeyihiin bulshada rayidka ee Afghanistan.

Qurba joogta reer Afghanistan ayaa dibad-baxyo ay kaga soo horjeedaan Taalibaan ku qabtay Oslo.

Wafdiga Taliban ee Oslo gaaray ayaa sidoo kale markii ugu horeysay Yurub kula kulmi doona diblomaasiyiinta dalalka galbeedka tan iyo markii ay qabsadeen dalka Afganistan.

Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa soo diray Ridwaan Xaaji Cabdiwali.

Taalibaan oo reer Galbeedka wadahadallo kula leh magaalada Oslo
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:28 0:00


XS
SM
MD
LG