War Deg-Deg ah

Fallanqeyn: Dagaal ma ka dhex qarxi karaa NATO iyo Ruushka?

Xoghayaha NATO Jens Stoltenberg
Xoghayaha NATO Jens Stoltenberg

Waxaa sii xoogeysaneysa xiisadda ka dhex taagan Ruushka iyo dalalka ku jira midowga NATO ee ku aaddan suurto-galnimada in Ruushku uu dagaal ku qaado oo uu qabsado dalka Ukraine.

Ruushka ayaa ciidamo gaaraya 100 kun waxa uu geeyay xuduudda Ukraine, iyadoo Maraykankana uu heegan galiyay ciidamo gaaraya 8,500.

Sanadkii 2014-kii ayaa Ruushku uu faragalin milatari ku sameeyay Ukraine, wuxuuna qabsaday oo uu dalkiisa ku darsaday gobolka Crimea ee Ukriane oo illaa iyo hadda uu haysto.

Haddaba, maxaa laga filan karaa xiisaddan, mase dhici kartaa in Ruushka iyo NATO uu dhex maro dagaal gacan ka hadal ah? Su’aalahaasi iyo kuwo kale ayay Caasho Ibrahim Aadan weydiisay Cabdiqafaar Cabdi Wardheere oo bartay horumarinta caalamiga ah.

Fallanqeyn: Dagaal ma ka dhex qarxi karaa NATO iyo Ruushka?

No media source currently available





XS
SM
MD
LG