Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shacab horleh oo lagu dilay dibad-baxyada ka socda dalka Sudan


Guddiga dhaqaatiirta ee dalka Sudan ayaa sheegay in laba qof ay geeriyoodeen ka dib markii ay ku dhaawacmeen mudaaharaadyo ka dhacay dalka Sudan oo dhaliyey rabshado u dhaxeeya ciidamada iyo shacabka.

Dibad-baxyada ayaa qeyb ka ah kacdoon shacabka ay sameynayaan oo looga soo horjeedo xukunka militari ee dalkaas kadib markii la riday dowladdii rayidka aheyd ee dalkaas.

Tobaneeyo qof ayaa illaa hadda ku dhaawacmay ayada oo boqolaal kalena lagu dhaawacay dibad-baxyada oo socda dhowr bil.

Wararkii ugu dambeeyay ee xiisadda dalka Sudan waxaa warbixintan kasoo diray wariyaha VOA-da Xuseen Cusmaan Saxnuuni.

Shacab horleh oo lagu dilay dibad-baxyada ka socda dalka Sudan
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:13 0:00




Facebook Forum

XS
SM
MD
LG