Isku xirrada

War Deg-Deg ah

ONLF oo ka hadashay go'aanka xukuumadda Soomaaliya


Cadaani Hirmooge

Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa maanta ka laabtay go’aankii uu golaha 2017 ku gaaray in ururka ONLF loo aqoonsado urur argagixisio, wuxuuna sidoo kale sheegay inay khalad aheyd in Cabdikariin Muuse Qalbi-Dhagax loo dhiibo dowladda Ethiopia.

Haddaba afhayeenka ONLF Caddaani Hirmooge oo wareysi siiyey VOA ayaa ka hadlay sida ay u arkaan go’aanka ay gaartay xukuumadda Soomaaliya.

ONLF oo ka hadashay go'aanka xukuumadda Soomaaliya
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:22 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG