Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin ku saabsan xaaladda nololeed ee haweenka xerayaha qaxootiga Dhadhaab


Shaqo la’aantu waxay ka mid tahay caqabadaha ugu waaweyn ee heysta qaxootiga ku nool xeryaha Dhadhaab ee dalka Kenya, iyadoo ay sidaasi jirto, ayay hooyooyin badani dhabarka u xirteen sidii ay carruurtooda ugu raadin lahaayeen quutul-daruuriga.

Warbixintaan waxaa Dhadhaab kasoo diray, Axmednur Maxamed Cabdullahi.

Warbixin ku saabsan xaaladda nololeed ee haweenka xeryaha Dhadhaab
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:06 0:00


XS
SM
MD
LG