Isku xirrada

War Deg-Deg ah

General Abdel-Fattah oo ku dhawaqay golaha wasiirada Suudaan


Madaxa Golaha Sare ee dalka Suudaan Generaal Cabdilfataax Alburhaan ayaa soo dhisay gole wasiirro oo ka kooban 15 xubnood, xilli dalkaasi Suudaan ay ka jiraan qalalaae siyaasadeed iyo mid amni.

Warbixintan waxaa Cairo kasoo diray wariyaha VOA-da ee Bariga Dhexe Xuseen Cusman Saxnuni.

General Abdel-Fattah oo ku dhawaqay golaha wasiirada Suudaan
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:53 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG