Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xiisadda ka dhex aloosan Ruushka iyo Maraykanka ee ku saabsan Ukraine oo xoogeysatay


Booqashadii uu ku tagay magaalada Kyiv, ayaa xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Antony Blinken waxa uu u xaqiijiyay dadka reer Ukraine in Maraykanku uu garab taagan yahay iyaga oo wajahaya duullaanka Ruushka ee laga yaabo inuu soo dhawaado.

Kadib markii uu Arbacadii la kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Ukraine, ayaa Blinken waxa uu VOA-da kula hadlay magaalada Kyiv isagoo ka hadlay dadaalka diblumaasiyadeed ee Mareykanka ee lagu qaboojinayo xaaladda. Wariyaha VOAda Cindy Saine ayaa warbixintan soo dirtay Caasho Ibrahim Aden ayaa noo soo jeedineysa.

Xiisadda Ruushka iyo Mareykanka ee ku saabsan Ukraine oo xoogeysatay
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:44 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG