Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xuutiyiinta oo weeraro horleh ugu hanjabay Imaaraadka


Xuutiyiinta dalka Yemen ayaa ku hanjabay in ay geysan doonaan weeraro hor leh oo ay ku qaadayaan xarumaha dalka Imaaraadka Carabta kadib weerarkii ay shalay ku qaadeen magaalada Abu Dhabi.

Weerarkaas oo loo malaynayo in loo adeegsaday diyaaradaha aan duuliyaha wadin ayaa waxaa ku dhintay saddex qof, ayada oo lix qof oo kalena ay ku dhaawacmeen.

Warbixin uu noo soo diray Ed Yeranian waxaa soo jeedinaysa, Sahra Cabdi Axmed.

Xuutiyiinta oo weeraro horleh ugu hanjabay Imaaraadka
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:37 0:00


XS
SM
MD
LG