Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Boris Johnson oo ay haysato fadeexad uu xilka ku weyn karo


Boris Johnson
Boris Johnson

Ra'iisul Wasaaraha Britain ayaa culeyskii ugu xoogaanaa ee siyaasdiisa kala kulmaya fadeexadda ka dhalatay inuu jabiyay shuruucdii xayiraada COVID-19 kadib markii uu ka qeyb galay xaflad caweyn ah oo ka dhacday beer ku taala xafiiskiisa.

Boris Johnson ayaa sidan sameeyey xilli dalka intiisa kale la geliyey xayiraad la xiriirta COVID-19 oo looga ilaaliyey shacabka inay isku tagaan, taasi oo ka careysiisay shacabka kuwaas oo hadda dalbanaya inuu xilk ka dego.

Hadaba Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayaa ka wareystay Maxamed Nuur Qalimoow oo si dhow oo ka faallooda arrimaha Britain caddeymo dheeri ah oo ku gadaaman Ra'iiusl Wasaare Boris Johnson.

Boris Johnson oo ay haysato fadeexad uu xilka ku weyn karo
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:40 0:00


XS
SM
MD
LG