Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Toddoba qof oo dibad-baxayaal ah oo lagu dilay Sudan


Ugu yaraan toddoba qof oo ka mid ah dibad-baxayaasha Sudan ayaa geeriyooday tobanaan kalana dhaawac ayaa soo gaaray ka dib markii rasaas ay fureen ciidamada amniga intii ay socdeen dibadbaxyo rashado watay oo looga soo horjeeday afgambiga militariga ee ka dhacay dalkaasi sanadkii hore.

Sudan ayaa bilihii dhowaa waxaa ka taagneyd xiisaddan u dhaxeysa shacabka iyo militariga ayada oo aysan muuqan xal dhow oo laga gaari karo arrintan.

Warbxintan waxaa Qaahira kasoo diray Xuseen Saxnuuni.

Toddoba qof oo dibad-baxayaal ah oo lagu dilay Sudan
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:46 0:00


XS
SM
MD
LG