LONDON —
Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaaa toddobaadkan marti ku ah Dr. Cabdiweli Maxamuud Gurey oo ka faallooda arrimaha Soomaaliya. Barnaamijka waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Ridwaan Xaaji Cabdiweli.