Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sidee ayuu Omicron uga duwan yahay Noocyadii hore ee COVID-19?


Dr. Cmar Salaad Cilmi
Dr. Cmar Salaad Cilmi

Cudurka COVID-19 oo ka mid ah cudurrada sida dhaqsiyaha leh ku faafa ayaa waxa la arkayey noocyo badan oo isbedbedala iyo magacyo ay dadku ku wareereen.

Nooca cusub ee Omicron loo bixiyay ayaa hadda si weyn dunida ugu faafay, iyadoo heerka isku gudbintiisana ay tahay mid aad uga badan noocyadii hore ee cudurkan sida ay dhakhaatiirtu sheegayaan.

Haddaba, si aan wax badan uga ogaanno noocyada kala duwan ee COVID-19 iyo habka uu isku bed-bedelo ayuu wariyeheenna Ibraahim Cumar Baafo waxa uu wareysi la yeeshay Dr. Cumar Salaad Cilmi oo ah dhakhtar jy takhasusay cudurrada faafa.

Halkan ka dhageyso wareysiga Dr Cumar Salaad Cilmi
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:57 0:00


XS
SM
MD
LG