Madaxweynaha Puntland ayaa habeenimadii xalay wareegto ku magaabay guddoomiyaha Gobolka Bari, xili ay magaaladaas ka dhaceen dagaal u dhexeeyey ciidamada Puntland iyo kuwa PSF oo aan weli xal rasmi ah laga gaarin
Weriyaha VOA Faadumo Yaasiin Jaamac ayaa warkan Boosaaso kasoo dirtay.
Facebook Forum