Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dad ku dhintay gacan ka-hadal ka dhacay Kenya

Madaxa xisbiga ODM ee dalka Kenya Raila Odinga ayaa Wasaaradda Aminga Gudaha ka dalabaday in la adkeeyo amniga xuduudda ay wadagaan dowlad deegaannada dariska ah ee Meru iyo Isiolo, ka dib markii 6 qof oo lagu dilay tuulada Tigania ee ismaamulka Meru.

Raila oo ka qeeb galay aaska 6 qof oo lagu dilay tuulada Tigania ee ismaamulka Meru ayaa shacabka ka codsaday inay is dajiyaan. Waa kan Maxamed Faarax Shire oo VOA Gaarisa uga soo warrama.

Dhageyso amniga Kenya
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:03:46 0:00


XS
SM
MD
LG