GARISSA —
Wasaarda arimaha gudaha dalka Kenya ayaa sheegtay in ay calaamadeysay degaanno badan oo xiliga doorashada suurtagal tahay in isku dhacyo ay ka yimaadaan, waxayna sheegatay in ciidamo gaar ah loo tababaray goobahas.
Hase ahatee golayaasha amaanka ee Somalida ayaa sheegay inay jiraan siyaasiyiin kacdoon dad wayne ka shaqeynayo.
Maxamed Faarax Shire ayaa warbixintan Garissa ka soo diray.
Facebook Forum