GARISSA —
Kaddib marki ay sannadki hore ka carareen abaaraha ka jira gobolka Waqooyi-bari ee Kenya, ayay qaar badan oo ka mid ah xoolo-dhaqatada degmada Dhadhab iyaga iyo xoolahoodaba kusoo gurya-noqdeen Ismaamulka Gaarisa.
Xoola-dhaqatadaan ayaa iyaga iyo xoolahooduba u hayaamay gobollada Jubbooyinka ee Koofurta Soomaaliya si ay u helaan daaq iyo biyo.
Haddaba xaaladda xoola-dhaqatadan ayaa wariyaha VOA-da ee Dhadhab, Axmednur Yogol uu ka wareystay Cali Cabdulqadir Buulle oo ah guddoomiyaha degmada Dhadhab ee Ismaamulka Gaarisa.
Facebook Forum