Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Saameynta Omicron ee Soomaalida Holland


U Holandiji će u narednih mesec dana biti zatvorene sve prodavnice sem prehrambenih, ugostiteljski objekti, frizeri, teretane
U Holandiji će u narednih mesec dana biti zatvorene sve prodavnice sem prehrambenih, ugostiteljski objekti, frizeri, teretane

Dalka Holland waxaa wali ka jira bandowgii ay dowladdu soo rogtay si loo xakameeyo faafista faraca Omicron ee Coronavirus oo si weyn ugu faafaya dalkaasi. Bandowgan ayey si weyn uga caroodeen dadweynahga dalkaasi, waxaa sidoo kale uu saameeyay Soomaalida ku nool magaalooyinka Amsterdam iyo Rotterdam.

Hadaba wariyaha VOAda ee London, Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayaa la xiriiray Bile Gurxan Axmed oo ah saxafi ku nool magaalada Rotterdam ee dalka Holland, arrimahanna wax ka weydiiyey.

Dhageyso saameynta Omicron ee Soomaalida Holland
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:50 0:00


XS
SM
MD
LG