Dalkan Maraykanka waxaa maanta laga xusayaa sanad-guurrada 1aad ee weerarkii taageerayashii madaxweynihii hore Donald Trump ay gudaha ugu galeen xarunta Congress-ka Maraykanka, iyada oo Madaxweyne Joe Biden iyo sharci-dajiyayaashu ay xusayaan.
Biden ayaa khudbad uu dadka Maraykanka u jeediyay wuxuu madaxweynihii hore Trump ku eedeeyay inuu isagu ka danbeeyay rabshadihii dhacay sannadkii hore.
Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.
Facebook Forum