Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ganacsatada adeegga diyaaradaha ee Islii oo ka walaacsan xayiraadda Imaaraadka


Ganacsatada Soomaalida ee ka shaqeeya adeegyada diyaaraha isaga kala gooshi jiray dalka Kenya iyo Imaaraadka Carabta (United Arab Emirates) ayaa sheegaya inay dareemeen saamayn iyo culeys dhaqaale oo ka dhashay xayiraaddii ay Imaaraadku bishii hore kusoo rogtay diyaaradihi ka bixi jiray Kenya.

Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa xayiraada ku soo rogtay diyaaradaha kadib cabsi ay ka qabto faraca Omicron ee cudurka COVID19.

Wariyaha VOA Khadar Maxamuud Xareed ayaa warbixintan Nairobi ka soo diray.

Ganacsatada adeegga diyaaradaha ee Islii oo ka walaacsan xayiraadda Imaaraadka
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:05 0:00


XS
SM
MD
LG