Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kenya oo bandow kusoo rogtay gobolka Lamu kadib weerarradii Al-shabaab


Dowladda Kenya ayaa bandow socon doona ilaa 30 cisho kusoo rogtay gobbolka xeebta ah ee LAMU, kadib markii ay halkaasi ka dhaceen weeraro lagu laayay ilaa todobo qof oo kamid ahaa dadka deegaanka.

Bandowgan ayay dowladdu ku sheegtay inay uga gol leedahay sidii ay u xaqiijin lahayd ammaanka deegaannada gobbolkaasi.

Maleeshiyaadka Al shabaab ayaa horay gobbolkaasi uga fuliyay weeraro lala beegsaday ciidamada dowladda iyo gaadiid ay la socdeen dad rayid ah

Wariyaha VOA ee dalka Kenya Khadar Maxamuud Xareed ayaa warbixintan inoo soo diray.

Kenya oo bandow kusoo rogtay gobolka Lamu kadi weerarradii Al-shabaab
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:56 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG