Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Walaaca weerarada ISIS ee Syria oo kordhay


Khubaro dhinaca amaanka ah aya sheegey in maleeshiyaadka xiriirka la leh ISIS ay u muuqdaan hada in ay qorsheynayaan weeraro dhimasho badan geysta oo ay ka fuliyaan dalka Syria sanadkan 2022.

Qiimeyntan ayaa timid ka dib markii ay korortey dhaqdhaqaaqyada ISIS ee dalkaas todobaadyadii dhawaa, waxaana ay laba weerar kooxdani ka geysteen bariga iyo bartamaha dalka Syria.

Warbixin uu VOA u diyaariyey Sirwaan Kaajo waxaa inoo heysa Falastin Ahmed Iman.

Walaaca weerarada ISIS ee Syria oo kordhay
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:47 0:00


XS
SM
MD
LG