CAIRO —
Kumannaan ruux ayaa mar kale shalay isugu soo baxay magaalada Khartuum ee dalka Sudan, kuwaas oo dhigay bannaannax ay uga soo horjeedeen xakunka millatariga.
Warbixintan waxaa Cairo kasoo diray, Xuseen Cusman Saxnuni.