CAIRO —
Ra’isul Wasaaraha Sudan Abdalla Hamdok ayaa xalay ku dhawaaqay inuu is-casilay, kaddib marki xukuumaddiisii kumeel-gaarka aheyd ay wiiqeen, ismari-waa siyaasadeed iyo bannaanbaxyo uu dhiig ku daatay oo ka dhashay afganbigii uu sameeyay miilatarigu.
Warbixintaan waxaa Qahira kasoo diray Xuseen Saxnuuni.