Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dibadbax lagu dalbanayay baaritaanka dilkii Sheekh Maxamed Xasan oo ka dhacay Mareykanka


Boqollaad dad ah oo isugu jiray Soomaali, Muslimiin kale iyo dad aan Muslimiin ahayn ayaa shalay magaalada Columbus ee gobolka Ohio ku qabtay dibadbax ay uga soo horjeedaan dilka Imaam Maxamed Xasan Aadan, isla markaana ay ku dalbanayaan in baaris run ah lagu sameeyo kiiskiisa.

Sheekha ayaa shalay lagu aasay magaalada Columbus kadib todobaad markii meydkiisa la helay.

Jacfar Kukay ayaa arrimahan ka wareystay Sh. Horseed Cayni Nuux oo ah Afhayeenka Dalladda Masaajidda Ohio.

Mudaaharaad lagu dalbanaya baaritaanka dilkii Sheekh Maxamed Xasan oo Ohio ka dhacay
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:43 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG