Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muxuu yahay sharciga dhaliyay gacan ka hadalka xildhibaannada Kenya?


Xarunta Golaha Baarlamaanka ee Dowladda Kenya, shalay waxaa ka dhacay muran iyo buuq sababay gacan ka hadal dhexmaray xildhibaanada baarlamaanka Kenya oo ku kala qaybsamay dood ku saabsanayd wax ka badan lagu sameeyo sharciga Xisbiyada Siyaasadda ee Kenya.

Wariyaha VOA-da Khadar Maxamuud Xareed ayaa arrintan ka wareystay Cabdirizaaq Maxamed Sokor oo kamid ah garyaqaanada Soomaalida ee sida dhow ula socda sharcigan.

Muxuu yahay sharciga dhaliyay gacan ka hadalka xildhibaannada Kenya?
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:27 0:00


XS
SM
MD
LG