NAIROBI —
Culumada iyo ganacsatada Soomaaliyeed ee magaalada Naiorbi ee dalka Kenya ayaa sheegay inay aad uga walaacsan yihiin khilaafka siyaasadeed ee u dhaxeeya Madaxda sare ee dowladda Federalka Soomaaliya.
Culumada ayaa masuulyiintaasi ugu baaqay inay u turaan dadka iyo dalka, islamarkaana ay isku tanaasulaan.
Sheeikh Maxamed Ibraahim Shakuul oo ku hadlay afka Culumada Soomaaliyeed ee Kenya, ayaa walaaca ay ka qabaan xaaladda haatan ka taagan Soomaaliya uga warramay, Wariyaha VOA-da ee Nairobi Khadar Maxamuud Xareed.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available