WASHINGTON —
Daraasad dhawaaan kasoo baxday dalka Australia ayaa muujisay in kala-bar luuqadaha caalamka halis ugu jiraan dabar go' dhammaadka qarnigan, waxaana inkasta oo daraasaddan aysan luuqad gooni ah farta ku fiiqiin, ayaa Qaramada Midoobay hore uga digtay in luuqado ay ku jirto Soomaaligu halis ku jiraan.
Haddaba, barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddoobaadkan wuxuu saabsan yahay khatarta ay wajihi karto luuqadda Soomaaligu.
Waxaa soo saaray Barnaamijka, soona jeedinaya Nuur Xasan Nuur.