NAIROBI —
Wasaraada Caafimaadka Kenya ayaa ku dhawaaqday in ay dhaqangelin doonto sharci dadka looga baahan yahay in ay ka tallaalan yihiin xanuunka COVID-19 marka ay tagayaan goobaha adeegyada bulshada, goobaha la isugu yimaado iyo munaasabadaha.
Wasaarada ayaa howshan sii wadeysa iyadoo ay maxkamadu dib u dhigtey dhageysiga arrintan ilaa iyo bisha danbe.
Warbixintan waxaa Nairobi nooga soo direy wraiyaheena Victoria Amunga, Falastin Ahmed Iman ayaa soo jeedineysa.