WASHINGTON —
Dowladda Sacuudiga ayaa dhawaan ku dartay Jamaacada Tabliiqa ee faafiya diinta islaamka ururada laga mamnuucay dalkaasi, hadaba maxay tahay sababta arrintan keeentay?
Warbixintan waxaa inoo haya Xuseen Barre.