Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Biden oo booqday gobolka Kentucky oo duufaani ka geysatay dhimasho iyo bur-bur


Madaxweynaha Maraykana Joe Biden ayaa booqday gobolka Kentucky oo ay toddobaad kahor ku dhufteen dabaylo xooggan oo keenya dhimashada dad ku dhow 90 qof, iyo burbru baaxad leh.

Warbixintan ay VOA ka qortay booqashadaas waxa ainoo soo koobaya Jamaal Axmed Cusmaan.

Biden oo booqday gobolka Kentucky oo duufaani ka geysatay dhimasho iyo bur-bur
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:33 0:00


XS
SM
MD
LG