Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dalalka Yurub oo carruurta ku bilaabay tallaalka COVID-19


Dhowr waddan oo ku yaala Yurub ayaa billaabay in talaalka COVID19 la siiyo carruurta da’doodu u dhaxayso shan ilaa 11 jir, iyada oo looga gol leeyahay in lagu yareeyo faafitaanka xanuunkan.

Warbixin ammuurtaas ku saabsan waxa magaalada London inooga soo direy wariyaha VOA-da ee qaarada Yurub Abdihafid Awil Ismail.

Dalalka Yurub oo bilaabay tallaalka COVID-19 ee carruurta
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:59 0:00


XS
SM
MD
LG