Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin ku saabsan shirka iskaashiga Turkiga iyo Africa


Magaalada Istanbul waxay martigelineysaa shirweynaha Africa oo soconaya muddo laba cishe ah, waxaana tani ay qeyb ka tahay dadaalladii ugu danbeeyey ee uu Turkigu ku ballaarinaayo saameyntiisa siyaasadeed iyo dhaqaale ee Africa.

Warbixintan waxaa Istanbul ka soo direy wariyaheena Dorian Jones. Falastin Ahmed Iman ayaa noo soo jeedineysa

Warbixin ku saabsan shirka iskaashiga Turkey iyo Africa
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:46 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG