Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muxuu ku saabsan yahay sharciga ay qortay Ilhaan Cumar ee uu ansixiyay Congress-ka Mareykanku?


Aqalka Wakiillada ee Koongareeska Maraykanka ayaa xalay ansixiyey sharci horseedaya in Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Maraykanku ay magacowdo ergay gaar ah oo si caalami ah uga hadlay arrimaha Islaam nacaybka.

Sharcigan waxaa Koongareeska keentay xildhibaannada laga soo doorto gobolka Minnesota Ilhaan Cumar. Ma cadda weli in Aqalka sare ee Sanatku uu ansixin doono sharcigan. Warbixin ay qortay wakaaladda wararka ee Reuters waxaa inoo soo jeedinaya Xuseen Barre Aadan.

Muxuu ku saabsan yahay sharciga ay qortay Ilhaan Cumar ee uu ansixiyay Congress-ka Mareykanka?
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:32 0:00


XS
SM
MD
LG