Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kenya oo marti-gelineysa diblomaasiyiinta reer Galbeedka ee kasoo baxaya Itoobiya


Dowladda Kenya ayaa sheegtay inay oggoshahay in waddamada reer galbeedku ay dalkeeda kusoo daadgurayn karaan shaqaalahooda diblamaasiyiinta iyo qalabkooda hadii ay dalalkaasi soo buuxiyaan sharuudaha ay dowadda Kenya ay ka doonayso.

Arrintan ayaa imanaysan xilli dowlado badan oo reer galbeed ah ay shaqaalahooda ugu baaqay inay ka baxaan Ethiopia sabab dhanka amniga ah ay qorshaynayaan inay u helaan dal saddexaad oo ay dajiyaan shaqaalahooda iyo muwaadiniintooda.

Khadar Maxamuud Xareed ayaa warbixintan noo soo diray.

Kenya oo marti-gelineysa diblomaasiyiinta reer Galbeedka ee kasoo baxaya Itoobiya
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:46 0:00


XS
SM
MD
LG