Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mid ka mid ah ragga looga shakisanyahay dilkii Jamal Khashogi oo la qabtay


Jamaal Khashoggi

Nin Sucuudi ah oo looga shakisan yahay in uu ku lug lahaa dilkii suxufiga Jamaal Khashoggi ayaa lagu xiray dalka Faransiiska, sida ay xaqiijiyeen booliiska dalkaasi.

Ninkan oo la yidhaahdo Khaled Caayid al-Taybi ayaa Talaadadii shalay lagu xiray gegida dayuuradaha ee Charles-de-Gaulle ee magaalada Paris, isaga oo doonayey in uu halkaas ka dhoofo.

Warbixin ammuurtaas ku saabsan waxaa magaalada London inooga soo diray wariyaha VOA-da ee qaarada Yurub Abdihafid Awil Ismail.

Mid ka mid ah ragga looga shakisanyahay dilkii Jamal KHashogi oo Paris lagu qabtay
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:29 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG