Isku xirrada

War Deg-Deg ah

UK oo qorsheyneysa inay si fudud dhalashada ugala laabato malaayiin qof


Sharci qabyo ah oo lagu daray xeerarka jinsiyada iyo xuduudaha Britain, ayna soo jeedisay Mtel ayaa faraya in dadka ku nool Boqortooyada Britain laga xayuubin karo dhalashadooda iyaga oo aan loo digin.

Xeerkan oo lasoo jeediyey bishii Julay, lana cusbooneysiyay bishii aynu soo dhaafney ee November waxa uu ka dhaafayaa dowlada in ay bixiso ogeysiiska go’aanka qofka jinsiyada looga qaadayo.

Warbixin ammuurtan ku saaqbsan waxa magaalada London inooga soo diray wariyaheena Abdihafid Awil Ismail.

Xeerka cusub ee UK
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:00 0:00


XS
SM
MD
LG