WASHINGTON —
Bilihii la soo dhaafay waxaa dalka Maryakanka ka jiray sicir-barar si daran u saameyey maciishada iyo shiidaalka, waxaana uu sida gaarka ah u saameeyey waxaa ka jira wadayaasha gaadiidka xamuulka, kuwaas oo Soomaali badani ay ka shaqeystaan.
Haddaba si aan wax badan uga ogaanno ayaa Nuur Xasan Nuur Bukhaari uu khadka telefonka ee gobolka Ohio kula hadlay Cabdiwahaab Maxamed Garabay oo ka mid ah wadayaasha gaadiidkaas.