Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Diblumaasiyiin Mareykan ah oo telfoonnadooda la Jabsaday


Ugu yaraan sagaal telefoon oo ah kuwa ay soo saarto shirkadda Apple Inc ee iPhone-ka oo ay leeyihiin qaar ka mid ah shaqaalaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa loo dusay, sida ay xaqiijiyeen afar qof oo arrintaan wax ka og.

Qof aanan la garaneyn oo adeegsaday aalad lagu jabsado kambuyuutarrada iyo telefoonnada oo ay soo sameysay shirkadda NSO ee fadhigeedu yahay Israel ayaa la sheegayaa inuu falkaasi ka danbeeyo.

Warbixin ay VOA-da ka qortay, waxaa noo soo kaabaya Nuur Xassan Nuur.

Telfoonnada Diblumaasiyiin Mareykan ah oo iPhone-naddooda la jabsaday
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:42 0:00


XS
SM
MD
LG