LONDON — Barnaamijka Martida Makrafoonka waxaa marti ku ah Sh. Axmed Maxamed Dhagaxtuur oo qoray buug ka hadlaya bilowga fahamka Islaamka kana tirsan Masjidka weyn ee Al-Raxma ee ku yaalla magaalada Birmingham ee dalka Ingiriiska.
Waxaa barnaamijka soo diyaariyay, soona jeedinaya Ridwaan Xaaji Cabdiweli.