Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maraykanka: Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo ka warbixisay xaaladda Geeska Afrika


Kaaliyaha Xoghayaha Arrimahada Dibadda Maraykanka ee Africa Molley Phee ayaa hortagtay Guddiga Arrimaha Dibadda ee Aqalka Wakiilada Maraykanka, iyagoo la yeeshay kulan dhagaysi ah oo ku saabsanaa arrimaha gobolka oo ay ka mid tahay xaalada wadamada Soomaaliya, Ethiopia iyo Sudan.

Kulankaasi oo ay xildhibaanadu su’aalo kala duwan oo xaalada gobolka la xidhiidha ku weydiiyeen ayaa waxa inoo soo koobaya Cabdixakiim Maxamuud Shirwac.

Dhageyso warbixinta dhageysiga Aqalka Hoose
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:47 0:00


XS
SM
MD
LG