Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faransiiska oo la daalaa-dhacaya mowjad muhaajiriin ah


Booliiska dalka Faransiiska ayaa burburiyey xeryo macmal ah oo ka sameysaneyd teendhooyin oo ay sameysteenn dad muhaajiriin, taas oo ku taalay meel u dhow magaalo xeebeedka Dunkirk oo ku taala Waqooyiga Faransiiska.

Muhaajiriintan oo kasoo jeeda dalalka Barriga Dhexe ayaa warbaahinta u sheegay in ay kasoo qaxeen dagaalo sokeeye, saboolnimo iyo tacadiyo iyo in ay rajeynayaan in ay Faransiiska ugasii gudbaan Britain.

Warbixin amuurtaas ku saabsan waxa magaalada London inooga soo direy Wariyaheena Qaarada Yurub Abdihafid Awil Ismail.

Faransiiska oo la daalaa-dhacaya mowjad muhaajiriin ah
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:16 0:00


XS
SM
MD
LG